Get Mystery Box with random crypto!

Somali Books 📚

Logo of telegram channel somalibooks — Somali Books 📚 S
Logo of telegram channel somalibooks — Somali Books 📚
Channel address: @somalibooks
Categories: Education
Language: English
Subscribers: 116.80K
Description from channel

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Ratings & Reviews

2.50

2 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

1

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages

2024-06-27 21:16:24 Community ++
━━━━━━━ ━━━━━━━━

111k+ Somali Free Books
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ Somali Librarians
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ Xikmado iyo murti
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ Kobciye Books
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ Mucaashaq Jacayl
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k Dhiirigaliye nolol
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k Hoyga Farsamda
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ Aqoon Kobciye
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ Hidaayatu Rabbi
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ Quruxda islaamka
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ Somali to English
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ jacaylside channel
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ alxakiim channel
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ xaqiiqada Nolosha
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ Dareen Side channel
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Hassan Caashaq
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Qalbi Dhaye
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Qalbiyadeena
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Guulaayso bet
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Kalimat Kariim
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Aisha bin Ahmed
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Faiido Channel
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k Hogaan Dumar
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k albaani channel
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k Dhaqan Wanaag
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k Dinteena suuban
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k Qoraalo kooban
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k Nuxur Side
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k Kaydka Qormo
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k Haqabtire Online
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k Ruuxda channel

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k MaanHage School
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
VIP Channel JOIN NOW
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 12hrs in channels
4.1K viewsCabdiphataax_Jd, 18:16
Open / Comment
2024-06-26 11:43:16 Boqol Qalin iyo .. -Pdf/Free
6.4K viewsSuxufi Qaran, edited  08:43
Open / Comment
2024-06-26 11:43:16
'Boqol Maqaal iyo Barakada Qalinka'
W/Q: Zakariye Timo Cade

Akhristuhu wuxuu buuggan ugu tagi doonaa 5 cutub oo kala madax bannaan. Cutubka 1'aad waxaa lagu uruurriyay maqaallo la qoray waqtiyo kala duwan balse ku midoobay dallada falsafadda iyo fahamka cilmiga
casriga ah ee sayniska. cutubka 2'd waxaa loo gaaryeelay maqaallo muujiyana qiimaha caqliga iyo dhaxalka cilmi nafsiga! Cutubka 3'd waxaa ku bahoobay maqaallo ku abtirsada bahweynta cilmiga bulshada iyo siyaasadda Soomaaliya. Cutubka 4'd waxaa isku bahaystay maqaallo u taagan difaaca diinta islaamka iyo fahamka fudud ee nolosha. Ugu danbaynti, cutubka 5'd ee buugga wuxuu ka hadlayaa maqaalo muujinaya quruxda iyo xikmadda nolosha! Ujeeddada ugu weyn ee buuggan waa in akhristaha sharafta leh uu helo buug ay ku uruursanyihiin mawaadic kala duwan oo maskaxda fakeraysa ku jimicsan karto marka ay ku caajisto mashquulka iyo maalayacniga nolosha.

Ma soo fasaxaa
6.4K viewsSuxufi Qaran, 08:43
Open / Comment
2024-06-22 21:08:46
11.6K viewsSuxufi Qaran, 18:08
Open / Comment
2024-06-22 17:48:48 Fanka Maamulka' Pdf
W/Q: James Menzies.
W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.


@somalibooks
Taabo : Share
11.8K viewsSuxufi Qaran, 14:48
Open / Comment
2024-06-22 17:28:30 Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).
https://t.me/BuugIlaAkhri
9.3K viewsSuxufi Qaran, 14:28
Open / Comment
2024-06-22 11:37:43
10.1K viewsSuxufi Qaran, 08:37
Open / Comment
2024-06-22 01:01:36 'Dhibbanaha Aan Dhalan'
W/Q: Faarax Maxamed Jaamac 'Cawl'

@somalibooks
10.5K viewsSuxufi Qaran, 22:01
Open / Comment
2024-06-21 14:19:37 Barnaamijkii cid inoo daadihisa helay diyaar hala ahaado insha'allah.

Time kana aad haloo ilaaliyo dhallinyaro waan idinku adkaynayaa insha allah 8:00pm

Barnaamijkuna xilligiisi ayuu inoo qabsoomayaa waxba iskama baddelin sidaas ula socda.
Mhdsantihiin.
5.3K viewsAyan M. Dahir, edited  11:19
Open / Comment
2024-06-20 00:19:04 Asc dhallinyaro aadban idin salaamaya dhammaantin waxaan rajaynayaa inaad caafimad qab iyo caloolsami aad ku sugantihiin bi'dnilaah waxaan rabaa inaan idinla wadaago!!!!!!!!!!

OGAYSIIIIS AH

Waxaan qaban doonnaa live stream mawduuciisu yahay 《"Maraaxisha Wax akhriska."》

Madasha waxaa inoogu casuuman
Ustaad: @Abdinasir Haji Mahamud oo ah, qoraa iyo turjumaan markaa dhallinyaro ka faaidaysta kana soo qayb gala, soona diyaarsada su'aalaha idinka dhex guuxaya ee ku saabsan wax akhriska insha allah.

Taariikhda: 21/june/2024
Wakhtiga : 8:00 p.m
Barnaamijkuna : live {Somali Books}

Waana habeenimada sabtidu soo galayso insha allah.
7.3K viewsAyan M. Dahir, edited  21:19
Open / Comment