Get Mystery Box with random crypto!

Taariikh

Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh T
Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh
Channel address: @taariikh_somali
Categories: Uncategorized
Language: English
Subscribers: 863
Description from channel

Xogaha, Siraha Aadenaha, Falanqaynta Dhacdooyinka Taagan. Dib u raacidda Taariikhda. Iwm.
Soo dhawoow.
Nagala Soo xiriir📩: @Sooyaal_Admins_Bot

Ratings & Reviews

2.67

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 2

2022-05-15 18:53:54 14 xildhibaan ayaa waxay garan waayeen sida calaamadda saxda ah ay musharraxa ay rabaan ugu hor qori lahaayeen, sidaasna cododkoodii ku khasaariyay.

Waa arin layaab leh tolow dadkii ay matalayeen ma cid ka fiican bay waayeen. Mise waa aakhiro saban oo dadka intii ugu liitay baa xilal aysan mudnayn lagu safay
461 viewsedited  15:53
Open / Comment
2022-05-15 17:37:57 Waxaadba is dhahaysaa dugsi hoose masoo marin miyaa. Cajaaib

Caruurta dugsiga hoose xataa waxaas ma khaldeen.
499 viewsedited  14:37
Open / Comment
2022-05-15 17:36:57 Dal xildhibaannadiisa qaar badan oo kamida ay warqadii codaynta oo lagu yir musharaxaa dooranayso hortiisa calaamadda saxda ku qor. Oo khalad Ku qoray. Iyo kuwo 2bo musharax sax saaray. Iyo kuwo kale oo kasii daran oo magaca musharaxa korkiisa wax ku qoray, Dalka ay xildhibaannada u yihiin maxaad ka filaysaa inay u qabtaan ama kusoo kordhiyaan. Dalkaasise mustaqbal noocee ah ayaa sugaya
501 views14:36
Open / Comment
2022-05-15 16:00:15 Midka ugu khayr roon, uguna dhib yar, diinta dadka iyo dalkana u dan ah allaah swt haku guuleeyo kursigaas cid walba u ordayso.
509 views13:00
Open / Comment
2022-05-13 21:01:59 ✸ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 ✸

ᴅɪɪɴɪ
❥: @Diinteenna_Macaan
❥: @Daarul_hidaya
❥: @Kalimakariim
❥: @Quruxdaislaamka
❥: @Daarulkheyr
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ʙᴜᴜɢᴀᴀɢ
❥: @Somalibooks
❥: @Somalilibrary
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴛᴀᴀʀɪɪᴋʜ
❥: @Taariikh_somali
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙᴛᴀ ᴀʀʟᴀᴅᴀ
❥: @Cajaaib
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇᴄʜ
❥: @Somalirecap
❥: @Liibaanpro
❥: @Somali_tech
❥: @Somsoft
❥: @ABDIRISAQEDITOR
❥: @Freepreset13
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
❥: @Som_Motivation
❥: @Al_xakiim
❥: @Albaanichannel252
❥: @AishaAhmed99
❥: @Xigmadoiyoxaqiiqo
❥: @Dareen2021
❥: @Dareen_side
❥: @daren_jaceyl
❥: @DhamBaal123
❥: @xaqiiqadanolosha
❥: @Maskaxmaal1
❥: @Xikmadosom
❥: @ZamzamSooyaal
❥: @Nololifeysa
❥: @KobciAqoontaada2
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ǫɪsᴏᴏʏɪɴ
❥: @OgaalkaNolosha
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴀғʟᴀᴀᴍ
❥: @Som_Flims
❥: @Musalsalo1
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ǫᴏsᴏʟ & ǫᴀʀᴀᴀxᴏ
❥: @Ilaqosal
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
❥: @Cilmiraadis
❥: @Dhiiragaliye
❥: @Hogaan_Dumar
❥: @Hagaha_Nolosha
❥: @xafso143
❥: @Jiilka_wacyiga1
❥: @Hogaan_bulsho
❥: @Waayahanolosha
❥: @bqgrsh
❥: @Noqoxiddig
❥: @Rajadenna
❥: @QalbiDhaye143
❥: @Hidaayatu_Rabi
❥: @Fajru_Somali
❥: @Ruuxda
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴀǫᴏᴏɴ & ғᴀsᴀʟᴏ
❥: @Hasancaashaq
❥: @Faaidobadan
❥: @Farsamada
❥: @baroafkaga
❥: @TilmameCafimad
❥: @DunnidaSuugaanta
❥: @Somalonline
❥: @haqabtire1
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯




╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉

_❂_ Si aad Oga Faa'idaysatid Ood U Baratid Course Cusub Iska Diwaan Geli @isqor _❂_
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
170 views18:01
Open / Comment
2022-05-13 09:40:52
Ciidankii talyaaniga oo Tooganaya laba gabdhood oo u dhashay liibiya, toogashadoodana sabab uga dhigay in rag ay qaraabo yihiin ay ka qayb galeen iska-caabintii looga soo horjeeday qabsashadii talyaaniga ee dalka liibiya.


Arimahan oo kale iyo kuwo ka daranba waxaa hubaal ah in ay soomaaliya ka samayn jireen talyaanigu balse sababo badan awgood xogtii dadkii ay gumaadi jireen la tirtiray ama la qariyay. Xogta dhibtii ay talyaani, faransiis, ingiriis iyo doofaarradooda dariska nala ah ay deegaannada soomaaliyeed ka gaysteen waxa laga hayaa aysan gaarin 0.01%
Nasiib darro.
339 viewsedited  06:40
Open / Comment
2022-05-12 08:50:49
Ma rabtaa inaad hesho macaamiil badan? ma rabtaa inaad kobciso ganacsigaaga?

@SomTelegramAds waxuu diyaar kuula yahay inuu kaala shaqeeyo sidii aad u hormarin lahayd ganacsigaaga. Isagoo kuu sahlaya inaad si dhib yar ugu xayeysiisato boggan, iyo dhammaan Channalada kale ee uu ku leeyahay goobta bulshadu kuwada xariirto Ee Telegramka.

Ku xayaysiiso ganacsigaaga @SomTelegramAds oo hel macaamiil u hammuun qabta alaabtaada ama adeegaaga.

Shuruudaha:

MA XAYAYSIINAYNO

wax walba oo kasoo horjeeda qawaaniinta caalamigi ah ee u yaala bahweynta caafimaadka

wax walba oo keeni kara wada shaqayn la’aan dhexmarta bahda @SomTelegramAds iyo akhristayaashiisa

wax walba oo ka hor imaanaya DIINTA, dhaqanka wanaagsan iyo wadajirka ummadda soomaaliyeed

wax walba oo ka hor imaanaya siyaasada wanaagsan ee ah inaan qancino akhristaaysheenna.

Wax walba oo keeni kara khilaaf, siyaasad iyo marin habaabin bulsho.

Nagala soo xiriir:

WhatsApp : +252618031623
Telegram : @Hagad
Ama Botka : @xayeysiis_bot
95 views05:50
Open / Comment
2022-05-11 09:07:45
Ciidanka yuhuuda ayaa saaka madaxa ka toogtay gabar wariye ah oo u shaqaynaysay aljazeera, xili ay war kasoo tabinaysay weerar ay ciidanka sahnuuniyaddu ku qaadeen xeryaha jiniin ee falastiin
456 viewsedited  06:07
Open / Comment
2022-05-10 18:56:16 Zombie Ma ogtahay inuu Yahay hogaamiye muslim african baraaziiliyaan ah Ma ogtahay Hollywood iney isku dayeso suurad xumeynta Hogaamiyehaas muslimka ah iyagoo kusoo bandhigo filmantooda Cabsida ah sida inuu yahay Meyd Qeybna ka nool qeyb kalena ka dhintay, 1986 ayey hollywood soo saartay Filmkii ugu horeyay ay uga hadleyso Hogaamiyahaan iyadoo Magaca Zombie ka dhigtay sida inuu yahay Cudur Faafo oo Dilaa ah

#Bin_Farah
502 views15:56
Open / Comment
2022-05-08 12:58:21 Waa Cajiib. Maasha Allah


806 views09:58
Open / Comment