Channel address:
Categories:
Uncategorized
Language: English
Subscribers:
863
Description from channel
Xogaha, Siraha Aadenaha, Falanqaynta Dhacdooyinka Taagan. Dib u raacidda Taariikhda. Iwm.
Soo dhawoow.
Nagala Soo xiriir📩: @Sooyaal_Admins_Bot
Ratings & Reviews
Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.
5 stars
0
4 stars
0
3 stars
2
2 stars
1
1 stars
0
The latest Messages 8
2022-04-03 10:49:37
Cimraan khan Raysal wasaaraha Pakistaan ayaa ku guulaystay Mooshin la doonayay in xilka looga tuuro, iyadoo mooshinkaas meesha laga saaray kadib markii la helay Cadaymo muujinaya in quwado shisheeye ay dabada ka riixayaan. Taasoo baal marsan dastuurka dalkaas u dagsan.
Cimraan khan iyo maraykanka ayaa baryihii danbe aad u kala fogaaday, isagoo maalmihii u danbeeyay dhowr jeer aad u duray maraykanka. Sheegayna inay maal galinayaan qorshe xilka looga Tuurayo oo ay mucaaradka u adeegsanayaan.
Imran khan ayaa la rajaynayaa inuu Doorashada wakhtigeeda soo hormariyo, Sidoo kale Waxay u badantahay guushan uu gaaray inuu Dhiiranaan kasii Qaado oo uu si gabi ahaan ah uga xarig furo dalkiisa reer galbeedka.
1.2K views07:49
2022-04-03 10:44:25
Waa madaxweynihii u horeeyay Abid Taariikhda masar ee Si xor ah ay Shacabkiisu u doortaan, Sidoo kale waa madaxweynihii ugu danbeeyay.
Sanad iyo xoogaa kaliya oo uu xilka joogay ayay reer galbeedku u adkaysan waayeen Iyagoo lacag iyo taageero badan ku bixiyay sidii loo afganbin lahaa.
Waxay ciid ku shubeen Dimuqraadiyadii ay meelahaas la wareegi jireen, Iyagoo aan ju' dhihin markii talada uu siisi la wareegayay.
Xaqiiqdu waxay tahay Markii ay dantooda tahay ayay meelahaas la wareegaan Xuquuqul insaan iyo Dimuqraadiyad. Lkn...
1.1K views07:44
2022-04-02 13:55:52
Alle mahadii. Masjidka Jaamaca Aaya Soofiya ee Istanbuul, 88 sano oo uu Calmaaniyiinta u Afduubnaa kadib, Xalay ayaa salaadii taraawiix ee u horraysay lagu tukaday.
1.2K views10:55
2022-04-02 13:54:44
إنا لله وإنا إليه راجعون.
1.1K views10:54
2022-04-02 08:13:21
Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
Wlhi waa wax aad looga naxo Dabka aadka u balaarnaa ee ka kacay hargaysa, ilaahay swt waxaan ka baryaynaa intii ku hanti beeshay inuu wax ka khayr badan ugu badalo, samirna kasiiyo.
Dawladdana waxaan ugu baaqaynaa inay baaritaan dhab ah ku samayso waxa sababay dabkaas aadka u wayn ee meelahaas kala fog halmar ka kacay malaayiinta doolarna gubay.
2.6K views05:13
2022-04-02 07:44:36
1.1K views04:44
2022-04-01 21:29:50
Ramadaan Kariim.
كل عام وأنتم بألف خير
1.1K views18:29
2022-04-01 17:37:25
Waxaa la yiri: waa askari galay dagaalkii 2aad ee Aduunka. Sawirka koobaad waa waxyar kahor dagaalka kan labaadna waa 1945tii dagaalka kadib. 5sano gudaheed ayaa isbadalkan baaxadda leh ku dhacay dagaalka awgii.
@Cajaaib
1.1K views14:37