Get Mystery Box with random crypto!

Alxamdullilaah! NB: Click see more for translated version text | ASHUR

Alxamdullilaah!
NB: Click see more for translated version text!.

Waxaa farxad noo ah in marlabaad ay noo suurto gashey inaan heshiis wada shaqeyneed la galno mid kamida shirkadaha ugu waaweyn dalkani Turkiga dhanka ganacsiga casriga ah ee intarnaytka.

Waxey ahayd sadex bilood kahor markaan heshiis sidan oo kale ah la galney shirkadda Talabat ee ka hawl gasha dhamaan wadamada carabta, inshallah waxaan dhawaan idinla wadaagi doonaa dhawaan siduu u dhacey heshiiskan iyo halka ay noo marayaan hawlahayagii abuurista xidhiidhada kala duwan ee heer caalami!.
#filoadeegheercaalamiah
#3930
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~

አልሀምዱሊላህ!
በኢ-ኮሜርስ መስክ በቱርክ ካሉት ታላላቅ ኩባንያዎች አንዱ የሆነውን የአጋርነት የመግባቢያ ሰነድ በመፈረም እንደገና ደስተኞች ነን።

በሁሉም የዓረብ አገሮች ከሚሠራው ከTalabat ጋር ተመሳሳይ ስምምነት ከፈረምን ከሦስት ወራት በፊት ነበር። አላህ ከፈቀደ ይህ ስምምነት እንዴት እንደተከናወነ እና የተለያዩ ዓለም አቀፍ ግንኙነቶችን ለመፍጠር የምናደርገውን ጥረት እድገት እናሳውቅዎታለን!
#3930

Follow our telegram channel for more info:
https://t.me/ashurplc