Get Mystery Box with random crypto!

Asalaama Caleykum Macmiil!. Fadliga Maalinta Jimcaha فضائل يوم | ASHUR

Asalaama Caleykum Macmiil!.
Fadliga Maalinta Jimcaha
فضائل يوم الجمعة ........

Jimcaha waa maalin fadli badan, waayo waa ciidda todobaadlaha ah ee muslimiinta, oo ay ku kulmaan masaajidada si ay u dhagaystaan xuska Alle iyo wacdiga Imaamka, maadama qofka muslimka ahi hadii uuna dhageysan wacdi muddo dheer iimankiisu diciifiyo.

Maalinta Jimcada waxaa ku jira saacado ay samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay ka aqbalayo ducada, gaar ahaan xilliga galabkii.

Nebi Muxamed (scw) wuxuu yidhi:
- Maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u kheyr badan maalinta jimce, waayo waa maalintii la abuuray nebi Aadam, waana maalinta jannada la geliyay, waana maalintii janada laga soo bixiyey, qiyaamaduna dhici mayso maalin aan jimce ahayn.

#Jumcamubarak
kala soco lifaaqan hoose janalkayaga Telegram ka:
https://t.me/ashurplc