Get Mystery Box with random crypto!

One of the years’ best excitement memories of Ashur Plc. Wedne | ASHUR

One of the years’ best excitement memories of Ashur Plc.
Wednesday 24 February, 2021.

Waxaan aad ugu faraxsanahey inan wakhti wada qaadaney dhalinyaro qiimo iyo qaayo hor leh kusoo kordhin doona tayadda dhalinyaraddeena.

Waxaan magaca shirkadda ganacsiga cariga ah ee Ashur Online Trading Co., ku martiqaadney qado sharaf 14 dhalinyaro ah oo ka qalinjebin doona kuliyadda cilmiga daaweynta ee jaamacadda jigjiga ( Jigjiga University, Ethiopia ) maalinta salaasada (2/3/2021).

Muhiimadda qada sharaftani daaraneyd:

- In aan farxadda la qaybsado maadama aan wakhti soo wada qaadaney qayb kamida xaaladaheygii waxbarasho.
- In aan tusaale togan kaga jawaabo dhaqan cusub oo hadda bilaabmey oo ah in dhalinyaradeena wax baratey loo kala qaad qaado si aan qurux bedneyn.
- In aan muujino inan iskufilnaan karno dhalinyaro ahaan, hadey tahay is dhiiri gelin iyo wax wada qabsiba.

Waxaan halkan fariin uga wada direyna si guud dhalinyaraddu meel kasta oo ay joogaan, waxaanan ku boorineynaa hirgelinta talooyinkan hoos ku xusan:
- Si uu inoogu curto isbedalka nololeed ee aan ku hamiyeyno midkastoo inaga midi ha noqdo halbeega hamigeena.
- Si wadajira aan u hirgelino talaabo kasta oo horumar u horseedi karta bulshadeena maanta iyo mustaqbalkaba intii awoodeena ah inagoo allaha raxmaanka ah talo saaraneyna.
- Si daacadnimo iyo qorshe ku saleysan aan u isticmaalno awoodeena dhalinyaranimo ee rabaaniga ah iyo aqoonteena cilmiyeedba.
- Si aan uga midho dhalino hawlahaas an kor kusoo xusney, mid kastoo inaga midi gacan ha ka geysto hana ku hamiyo sugista cadaalad ina wada deeqda.

Waxaan marlabaad halkan uga hambalyeynayaa 14 kan aqoonyahan ee kusoo biirey dhakhaatiirta wadankeena.

Waxaan sidoo kale xagan uga mahadnaqayaa musharax xildhibaan Kemal Hashi oo runtii fikirkan laxaad weyn kulaha, ahna runtii qof u diyaara horumarinta dhalinyaradeena iyo guud ahanba shacabkeena, mahadsanid masuul!.
Allaa Mahadleh!.

------------------------------------------------------------------
ሌሌሎች ወጣቶች ትልቅ ተስፋ ይሆናሉ ተብለው ከሚጠበቁ ውድ ወጣት የህክምና ዶክተሮች ጋር በነበረን ቆይታ እጅግ በጣም ደስተኛ ነን፡፡



በጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ የህክምናና ጤና ሳይንስ ኮሌጅ የህክምና ትምህርት ቤት ለሚመረቁ 14 የህክምና ዶክተሮች በአሹር የኦልላይን ግብይት ድርጅት ስም ምሳ ተጋብዘዋል፡፡

የምሳ ግብዣው ዋና ዓላማም፡

- በትምህርት በቆዩበት ወቅት ስለህይወት ዘመን ታላቅ ግብና ስኬት ያላቸውን ሀሳብ ለመጋራትና ልምድን ለማካፈል፤

- የወጣቶች አንድነት በቀደሙት ታላላቆች በተሰሩ ወጣት ምሁራንን ወደ ጎሳ እና ንዑስ ጎሳ ክፍልፋይነት ሊመራው የሚችልውን ማህበራዊ ባህልን በተግባር ለመቅረፍ ያለውን ሚና ለማየት፤

- ወጣቶች እርስ በርስ ከተባበሩና ከሰሩ ራስን መቻልን እንደሚያሳኩ ለማሳየት፤

በየትኛውም አካባቢ ያሉ ወጣቶቻችን ከዚህ በታች የተዘረዘሩትን ምክር አዘል ሀሳቦች ተግባራዊ እንዲያደርጉ በትህትና እናሳስባለን

- እያንዳንዳችን ማየት የምንፈልገው የሕይወት ስኬት ላይ ለመድረስ; ሁላችንም የምኞታችን አርአያ እንሁን፡፡

- ያለንን አቅምና ሀብታችንን በማቀናጀት የማህበረሰባችንን ህይወት ለመለወጥ የሚያስችሉ ተግባራትን ለማከናወን በጋራ እንረባረብ

-----------------------------------------------------------------------

Glad to have a time with young precious medical doctors which will add a huge value to our youths' quality soon.

On behalf of Ashur Online Trading Co., i have hosted a lunch for a 14 medical doctors that will graduate from School of Medicine, CoMHS, JJU. On coming Tuesday March 2, 2021.

Main aims of this event was:
- To share with them their feelings towards the accomplishment of great life goal since we kicked together a parts of my learning period.
- To respond and present practically that only youth unity can lead us forward to the recently emerged social culture which our elders are dividing and dispersing our educated youth into a clan based sub partitions.
- To demonstrate that we can be self-sufficient as young people, both in terms of motivation and collaboration.

We are forwarding here together a message to our youth where ever they live, we kindly urge them implementing together the below listed suggestions:
- In order to achieve the life changes we aspire to, let each of us be the measure of our aspirations.
- Let we implement together every step that can lead our community to development, the best of our ability with the help of ALLAH Almighty.