🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Buundada Janaaq Qalca 1915. Ee isku xirta labada qaaradood yur | Cajaaíb

Buundada Janaaq Qalca 1915. Ee isku xirta labada qaaradood yurub iyo Aasiya. Turkiye

Waa buundada ugu dheer caalamka - marka loo eego kuwa lamidka ah-, waxayna dulmartaa Gacanka DarDaniil.
Erdugan ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray. Iyada Oo xarig jarkeeda lagu soo beegay maalintii uu dhacay dagaalkii waynaa ee Janaaq Qalca.
@Cajaaib