🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Wlhi waa wax aad loo | Cajaaíb

Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Wlhi waa wax aad looga naxo Dabka aadka u balaarnaa ee ka kacay hargaysa, ilaahay swt waxaan ka baryaynaa intii ku hanti beeshay inuu wax ka khayr badan ugu badalo, samirna kasiiyo.
Dawladdana waxaan ugu baaqaynaa inay baaritaan dhab ah ku samayso waxa sababay dabkaas aadka u wayn ee meelahaas kala fog halmar ka kacay malaayiinta doolarna gubay.