🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Sawirkan waxaa laga qaaday magaalada Riyaadh. Xilli ay dabayl | Cajaaíb

Sawirkan waxaa laga qaaday magaalada Riyaadh. Xilli ay dabayl xoog badani -maalmo kahor- magaalada Dhex jibaaxaysay.
Waxaa lagu qaaday diyaarad drone ah.
Sawir qaade salmaan bin fahad oo sawirkan qaaday ayaa yiri " waa mid kamida sawiradii ugu adkaa ee aan abid qaado, maxaa yeelay waa laxdo ay macquul tahay inaysan mar kale soo noqon"

@Cajaaib