Get Mystery Box with random crypto!

Taariikh

Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh T
Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh
Channel address: @taariikh_somali
Categories: Uncategorized
Language: English
Subscribers: 863
Description from channel

Xogaha, Siraha Aadenaha, Falanqaynta Dhacdooyinka Taagan. Dib u raacidda Taariikhda. Iwm.
Soo dhawoow.
Nagala Soo xiriir📩: @Sooyaal_Admins_Bot

Ratings & Reviews

2.67

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages

2022-05-27 21:00:27 ☻ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 ☻

ᴅɪɪɴɪ
❉: @Diinteenna_Macaan
❉: @Daarul_hidaya
❉: @Kalimakariim
❉: @Quruxdaislaamka
❉: @Daarulkheyr
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ʙᴜᴜɢᴀᴀɢ
❉: @Somalibooks
❉: @Somalilibrary
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴛᴀᴀʀɪɪᴋʜ
❉: @Taariikh_somali
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙᴛᴀ ᴀʀʟᴀᴅᴀ
❉: @Cajaaib
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇᴄʜ
❉: @Somalirecap
❉: @Liibaanpro
❉: @Somali_tech
❉: @Somsoft
❉: @ABDIRISAQEDITOR
❉: @Freepreset13
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
❉: @Som_Motivation
❉: @Al_xakiim
❉: @Albaanichannel252
❉: @AishaAhmed99
❉: @Xigmadoiyoxaqiiqo
❉: @Dareen2021
❉: @Dareen_side
❉: @daren_jaceyl
❉: @DhamBaal123
❉: @xaqiiqadanolosha
❉: @Maskaxmaal1
❉: @Xikmadosom
❉: @ZamzamSooyaal
❉: @Nololifeysa
❉: @KobciAqoontaada2
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ǫɪsᴏᴏʏɪɴ
❉: @OgaalkaNolosha
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴀғʟᴀᴀᴍ
❉: @Som_Flims
❉: @Musalsalo1
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ǫᴏsᴏʟ & ǫᴀʀᴀᴀxᴏ
❉: @Ilaqosal
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
❉: @Cilmiraadis
❉: @Dhiiragaliye
❉: @Hogaan_Dumar
❉: @Hagaha_Nolosha
❉: @xafso143
❉: @Jiilka_wacyiga1
❉: @Hogaan_bulsho
❉: @Waayahanolosha
❉: @bqgrsh
❉: @Noqoxiddig
❉: @Rajadenna
❉: @QalbiDhaye143
❉: @Hidaayatu_Rabi
❉: @Fajru_Somali
❉: @Ruuxda
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴀǫᴏᴏɴ & ғᴀsᴀʟᴏ
❉: @Hasancaashaq
❉: @Faaidobadan
❉: @Farsamada
❉: @baroafkaga
❉: @TilmameCafimad
❉: @DunnidaSuugaanta
❉: @Somalonline
❉: @haqabtire1
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈




◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
230 views18:00
Open / Comment
2022-05-27 19:07:21
325 views16:07
Open / Comment
2022-05-26 21:49:16 Subxaanallaah, waa labo akhbaar oo isku maalin nasoo gaaray. Gabar qiimo leh oo soomaaliyeed oo ku nool Masar, ayaa si kama ah nafta u dhaafisay Nin isku dayay in uu sharafteeda ku xadgudbo. Warbaahinta caalamkaa hadal haysa. Iyadoo la leeyahay wax danbi ah ma leh, mar haday sharafteeda qof ku soo duulay ay iska celisay, xaq bay u leedahay. Haday sidaa ku dhiman lahayd-na shahiid bay ahaan lahayd.

Halka mid kale oo turkiga joogta ay sharafteedii, qiyamkeedii, magacii hablaha soomaaliyeed oo asturnaanta ku suntanaa, iyo magacii soomaali, ay jalaato darteed Dhulka ugu masaxday, oo ka tilaabsatay. Iyadoo malaayiin qof oo internet ka daawanaya ay isku hor Ruxday. Dadkiina ay leeyihiin tan ma soomaaliya ayay ka timid? Subxaanallaah.

Kala qiimo badan labadaas hablood.


159 viewsedited  18:49
Open / Comment
2022-05-22 09:17:35
Maraykanku wuxuu afgaanistaan u tagay inuu ragaas baro Xuquuqda Dumarka.
Halka maraykanka gudihiisa shantii dumar ahba ay midi la kulantay faraxumayn.
Sanadkii 2018kiina waxaa lasoo report gareeyay in in ka badan 700,000 oo qof ay la kulmeen khashkhasaad iyo kufsi toos ah gudaha maraykanka. Tiisa hasoo xaliyo horta inta uusan Dad Sidaa dumarkooda u ixtiraamaya marka uu marmarsiiyo kale waayo uu leeyahay xuquuqda dumarka ayaan kula dagaalamaynaa
834 views06:17
Open / Comment
2022-05-20 21:00:20 ☻ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 ☻

ᴅɪɪɴɪ
✑: @Diinteenna_Macaan
✑: @Daarul_hidaya
✑: @Kalimakariim
✑: @Quruxdaislaamka
✑: @Daarulkheyr
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ʙᴜᴜɢᴀᴀɢ
✑: @Somalibooks
✑: @Somalilibrary
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴛᴀᴀʀɪɪᴋʜ
✑: @Taariikh_somali
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙᴛᴀ ᴀʀʟᴀᴅᴀ
✑: @Cajaaib
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇᴄʜ
✑: @Somalirecap
✑: @Liibaanpro
✑: @Somali_tech
✑: @Somsoft
✑: @ABDIRISAQEDITOR
✑: @Freepreset13
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
✑: @Som_Motivation
✑: @Al_xakiim
✑: @Albaanichannel252
✑: @AishaAhmed99
✑: @Xigmadoiyoxaqiiqo
✑: @Dareen2021
✑: @Dareen_side
✑: @daren_jaceyl
✑: @DhamBaal123
✑: @xaqiiqadanolosha
✑: @Maskaxmaal1
✑: @Xikmadosom
✑: @ZamzamSooyaal
✑: @Nololifeysa
✑: @KobciAqoontaada2
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ǫɪsᴏᴏʏɪɴ
✑: @OgaalkaNolosha
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴀғʟᴀᴀᴍ
✑: @Som_Flims
✑: @Musalsalo1
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ǫᴏsᴏʟ & ǫᴀʀᴀᴀxᴏ
✑: @Ilaqosal
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
✑: @Cilmiraadis
✑: @Dhiiragaliye
✑: @Hogaan_Dumar
✑: @Hagaha_Nolosha
✑: @xafso143
✑: @Jiilka_wacyiga1
✑: @Hogaan_bulsho
✑: @Waayahanolosha
✑: @bqgrsh
✑: @Noqoxiddig
✑: @Rajadenna
✑: @QalbiDhaye143
✑: @Hidaayatu_Rabi
✑: @Fajru_Somali
✑: @Ruuxda
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
ᴀǫᴏᴏɴ & ғᴀsᴀʟᴏ
✑: @Hasancaashaq
✑: @Faaidobadan
✑: @Farsamada
✑: @baroafkaga
✑: @TilmameCafimad
✑: @DunnidaSuugaanta
✑: @Somalonline
✑: @haqabtire1
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈




◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉
◈ ━━━━━━━ ⸙ ━━━━━━━ ◈
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
201 views18:00
Open / Comment
2022-05-18 08:52:27
Hormarka uu maraykanku afgaanistaan gaarsiiyay dimuqraadiyaddii iyo dawladnimadii uu dalkaas ka hirgaliyay...
383 views05:52
Open / Comment
2022-05-17 21:04:14 Ma ogtahay in ilaa maanta dalal afrika ka tirsan oo la sheegay in ay xoriyad haysaan ay magaalooyinka iyo Meelahooda muhiimka ah ay ka taaganyihiin taallooyin Saraakiil Faransiis ahaa oo dalalkaas xukumayay xiligii gumaystaha.

Waa sida adigoo hargaysa ama taleex ay kaaga dhex taagan tahay taalo lagu xusayo koofilkii ay ciidanka sayidku dhagta dhiiga u dareen ama muqdisho iyo boosaaso kaaga dhex taagan tahay taallo lagu xusayo Saraakiishii talyaaniga, hadana aadan dhagax ku tuuri karin. Bal suurayso.

Dalalkaas inay xor yihiin ma lagu tilmaami karaa?
518 viewsedited  18:04
Open / Comment
2022-05-17 21:02:33 Ma ogtahay in uu dalkaas ku dilay in ka badan 6 malyan oo qof. Sababta loo dilayna ay ahayd in ay dalbanayeen in dalkooda loo madax baneeyo oo gumaystahaas arxanka daran uu Ka baxo
492 views18:02
Open / Comment
2022-05-17 21:00:59 Ma ogtahay in faransiisku nukliyeerkii uu ku tijaabinayay jazaair ay ku dhinteen in ka badan 40kun oo qof, marka laga soo tago malaayiinta uu sida tooska ah u saameeyay ee cudurada khatar ah ka qaaday sida kansarka. Iwm.
493 views18:00
Open / Comment
2022-05-17 20:59:27 Ma ogtahay in faransiisku uu dalka Jazaair ku tijaabiyay in ka badan 17 qumbulado nukliyeer ah intii uu dalkaas gumaysanayay.
490 views17:59
Open / Comment