🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Waa 100 sano jir. 84 sano oo cimrigiisa kamid ahna waxa uu ka | Cajaaíb

Waa 100 sano jir. 84 sano oo cimrigiisa kamid ahna waxa uu ka shaqaynayay hal shirkad. Isagoo sidaa ku galay buuga Ginis ee Record-yada lagu qoro. Waxaana loo aqoonsaday Qofkii mudada ugu dheerayd ka shaqaynayay hal shirkad.

1938dii, isagoo 15 jir ah ayuu shaqadan bilaabay illaa haddana shirkaddii waa uu joogaa. Cajiib.

@Cajaaib