🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Waa qabriga lammaane dhintay saddex kun oo sano ka hor. Qubara | Cajaaíb

Waa qabriga lammaane dhintay saddex kun oo sano ka hor. Qubarada baartay qabrigan waxa ay sheegeen, in qofka dumarka ah qaabkeeda ay ka ogaadeen in aysan meyd ahayn markii la duugaayay. Ninkeeda ayaa dhintay iyadana waxa ay dalbatay in lala aaso. Sababtana waxaa lagu sheegay in ay diidaneyd, dhimashada kadib ninkeedu in uu naag kale la kulmo sidaas darteedna ay iyadu go'aansatay in lala aaso.
Dhacdadan waxa ay ka dhacday galbeedka dalka Ukraine.