🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Ma ogtahay in ilaa maanta dalal afrika ka tirsan oo la sheegay | Taariikh

Ma ogtahay in ilaa maanta dalal afrika ka tirsan oo la sheegay in ay xoriyad haysaan ay magaalooyinka iyo Meelahooda muhiimka ah ay ka taaganyihiin taallooyin Saraakiil Faransiis ahaa oo dalalkaas xukumayay xiligii gumaystaha.

Waa sida adigoo hargaysa ama taleex ay kaaga dhex taagan tahay taalo lagu xusayo koofilkii ay ciidanka sayidku dhagta dhiiga u dareen ama muqdisho iyo boosaaso kaaga dhex taagan tahay taallo lagu xusayo Saraakiishii talyaaniga, hadana aadan dhagax ku tuuri karin. Bal suurayso.

Dalalkaas inay xor yihiin ma lagu tilmaami karaa?