Get Mystery Box with random crypto!

Cajaaíb

Logo of telegram channel cajaaib — Cajaaíb C
Logo of telegram channel cajaaib — Cajaaíb
Channel address: @cajaaib
Categories: Education
Language: English
Subscribers: 21
Description from channel

Kanaalka Cajaaib wuxuu kuu soo Gudbin doonaa macluumaad iyo Xogo Xul ah oo Layaab leh, Kuwaas oo ku tusin doona waxyaabaha Aduunkan ka socda
Nagala Soo xiriir📩: @Cajaaib_Admins_Bot
.

Ratings & Reviews

3.00

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

1

3 stars

1

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 3

2022-05-05 14:31:55
Ninkan horta dayaxa un maxaa ku salliday oo uu mar walba u xadaa
@Cajaaib
902 views11:31
Open / Comment
2022-05-03 23:34:10
Soo dhawaada Kuna Soo dhawaada Machadka Han-maal

Han-maal Online Academy wuxuu Kuu Hayaa Coursooyin Aad Muhiim U Ah Oo Ku baxayaaan Luqada Afka soomaaliga Ah Courseska aan Hayno Waxay Kala Yihiin

1. Nursing

2. Accounting and Finance
Principle of accounting one (Financial accounting one)

3. Pharmacology

4. C++ programing language.

5. Vedio Editing Premier Pro 2021

6. QuickBooks desktop

7. English Basic To Advanced

Waxaa Kale oo jiri Doona Courses kale Oo Aan dib kasoo Shaacin Doono Waxaan qaadan Doonaa Tiro Xadidan Hada is Diiwaan-gali Si aad isku diiwaan Galisid Gal Groupkaan Hoose

https://t.me/isqor
38 views20:34
Open / Comment
2022-05-03 16:56:43
Ka waran qofka halkaas yartaa kunool, waliba isaga kaliya maahee iyo 7bilyan oo la mid ahi ay meeshaa yar qaaday, oo hadana raba inuu kibro.
Cajaaib.

Yaa rabbi noo danbi dhaaf.
@Cajaaib
312 viewsedited  13:56
Open / Comment
2022-05-01 21:34:18
‏كل عام وأنتم بخير وصحة وسلامة وعافية، وتقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال
وأعاد الله علينا شهر رمضان وأمتنا في عز وتمكين ورفعة وعلو
523 viewsedited  18:34
Open / Comment
2022-05-01 21:33:55
Mila, Jazaair

@Cajaaib
273 views18:33
Open / Comment
2022-04-30 17:40:49
Waa madaar ama ayrabot gabi ahaantiisa laga dhex dhisay bada gudaheeda.

Malaayiin tan oo dhagaxa ayaa badda lagu buuxiyay, kadibna ayrabootkaas laga bineeyay.

Erdugan ayaa dhawaan xariga ka jari doona.

@Cajaaib
517 views14:40
Open / Comment
2022-04-30 17:37:46
Waa qoys Buur daraf dhexaadkeeda Guryo ka dhistay oo halkaas ku nool.


Waa meel kamida dalkaas afgaanistaan, Waa dal u badan buuro dadkuna badanaa buurahaas ayay ku noolyihiin. Waana ta sababtay inay sadex quwadood oo awooda dunida midba mar ku kaliyaystay ay iyagoo cag-cad dalkooda kasoo dareeriyaan.

Ingiriis, soofiyeed, iyo maraykan.

Afur wanaagan.
@Cajaaib
932 viewsedited  14:37
Open / Comment
2022-04-29 21:00:18 ✸ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 ✸

RAMADAN MUBARAK @Somali_Admins
ᴅɪɪɴɪ
✸: @Diinteenna_Macaan
✸: @Daarul_hidaya
✸: @Kalimakariim
✸: @Quruxdaislaamka
✸: @Daarulkheyr
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ʙᴜᴜɢᴀᴀɢ
✸: @Somalibooks
✸: @Somalilibrary
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴛᴀᴀʀɪɪᴋʜ
✸: @Taariikh_somali
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙᴛᴀ ᴀʀʟᴀᴅᴀ
✸: @Cajaaib
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇᴄʜ
✸: @Somalirecap
✸: @Liibaanpro
✸: @Somali_tech
✸: @Somsoft
✸: @ABDIRISAQEDITOR
✸: @Freepreset13
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
✸: @Som_Motivation
✸: @Al_xakiim
✸: @Albaanichannel252
✸: @AishaAhmed99
✸: @Xigmadoiyoxaqiiqo
✸: @Dareen2021
✸: @Dareen_side
✸: @daren_jaceyl
✸: @DhamBaal123
✸: @xaqiiqadanolosha
✸: @Maskaxmaal1
✸: @Xikmadosom
✸: @ZamzamSooyaal
✸: @Nololifeysa
✸: @KobciAqoontaada2
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ǫɪsᴏᴏʏɪɴ
✸: @OgaalkaNolosha
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴀғʟᴀᴀᴍ
✸: @Som_Flims
✸: @Musalsalo1
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ǫᴏsᴏʟ & ǫᴀʀᴀᴀxᴏ
✸: @Ilaqosal
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
✸: @Cilmiraadis
✸: @Dhiiragaliye
✸: @Hogaan_Dumar
✸: @Hagaha_Nolosha
✸: @xafso143
✸: @Jiilka_wacyiga1
✸: @Hogaan_bulsho
✸: @Waayahanolosha
✸: @bqgrsh
✸: @Noqoxiddig
✸: @Rajadenna
✸: @QalbiDhaye143
✸: @Hidaayatu_Rabi
✸: @Fajru_Somali
✸: @Ruuxda
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴀǫᴏᴏɴ & ғᴀsᴀʟᴏ
✸: @Hasancaashaq
✸: @Faaidobadan
✸: @Farsamada
✸: @baroafkaga
✸: @TilmameCafimad
✸: @DunnidaSuugaanta
✸: @Somalonline
✸: @haqabtire1
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯




╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉

_❂_ Si aad Ramadan Oga Faa'idaysatid Ood U Baratid Course Cusub Iska Diwaan Geli @isqor _❂_
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
195 views18:00
Open / Comment
2022-04-29 19:31:46
Kaba soo qaad inaad fadhido daaqadda diyaaradan

@Cajaaib
245 views16:31
Open / Comment
2022-04-29 19:30:07
Maldives


@Cajaaib
241 views16:30
Open / Comment