Get Mystery Box with random crypto!

Cajaaíb

Logo of telegram channel cajaaib — Cajaaíb C
Logo of telegram channel cajaaib — Cajaaíb
Channel address: @cajaaib
Categories: Education
Language: English
Subscribers: 21
Description from channel

Kanaalka Cajaaib wuxuu kuu soo Gudbin doonaa macluumaad iyo Xogo Xul ah oo Layaab leh, Kuwaas oo ku tusin doona waxyaabaha Aduunkan ka socda
Nagala Soo xiriir📩: @Cajaaib_Admins_Bot
.

Ratings & Reviews

3.00

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

1

3 stars

1

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 7

2022-03-22 10:43:49
@Cajaaib
2.2K views07:43
Open / Comment
2022-03-19 19:17:02
Arintan maxaa ka jira. Mid artist ah baa haantaas sidaas u badalay oo sawir 3D ah oo wax kalaa kasoo saaray bay ku leeyihiin ma hubo xaqiiqdeeda. Lkn haday dhab tahay Artistahaas salaan buu mudanyahay.
@Cajaaib
2.4K views16:17
Open / Comment
2022-03-19 19:14:16
Baaskiilladii socon jiray 1946dii.
@Cajaaib
2.1K views16:14
Open / Comment
2022-03-18 20:01:39
Buundada Janaaq Qalca 1915. Ee isku xirta labada qaaradood yurub iyo Aasiya. Turkiye

Waa buundada ugu dheer caalamka - marka loo eego kuwa lamidka ah-, waxayna dulmartaa Gacanka DarDaniil.
Erdugan ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray. Iyada Oo xarig jarkeeda lagu soo beegay maalintii uu dhacay dagaalkii waynaa ee Janaaq Qalca.
@Cajaaib
2.0K views17:01
Open / Comment
2022-03-16 19:16:22 https://t.me/Taariikh_Somali
2.1K views16:16
Open / Comment
2022-03-16 18:06:39
@Cajaaib
2.0K views15:06
Open / Comment