Get Mystery Box with random crypto!

Cajaaíb

Logo of telegram channel cajaaib — Cajaaíb C
Logo of telegram channel cajaaib — Cajaaíb
Channel address: @cajaaib
Categories: Education
Language: English
Subscribers: 21
Description from channel

Kanaalka Cajaaib wuxuu kuu soo Gudbin doonaa macluumaad iyo Xogo Xul ah oo Layaab leh, Kuwaas oo ku tusin doona waxyaabaha Aduunkan ka socda
Nagala Soo xiriir📩: @Cajaaib_Admins_Bot
.

Ratings & Reviews

3.00

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

1

3 stars

1

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 6

2022-04-06 16:58:24
Ramadaanka. Masar.

Ramadaan Kariim. Galab wanaagsan. Afurkiina wuu soo dhowyahee (Afur wanaagsan)

@Cajaaib
1.3K views13:58
Open / Comment
2022-04-04 09:35:31
Ninkan dayaxii oo dhan buuba xaday yaab!!!
@Cajaaib
1.6K views06:35
Open / Comment
2022-04-02 11:28:43
Ifriiqiya. Meelaha ay dadku aadka ugu badanyihiin. khariidada Sawirkan ka muuqata Meeliba meesha ay ka iftiin badan tahay waxay ka dhigantahay inay ka dad badantahay.

Deegaanada ay dadku aadka ugu badanyihiin: Wabiga niilka Masar, Buuralayda Itoobiya, Galbeedka Afrika, Koonfur Afrika, Uganda burundi iyo Agagaarkooda, Woqooyi galbeed Afrika. Iwm.
@Cajaaib
1.8K viewsedited  08:28
Open / Comment
2022-04-02 08:18:06
Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Wlhi waa wax aad looga naxo Dabka aadka u balaarnaa ee ka kacay hargaysa, ilaahay swt waxaan ka baryaynaa intii ku hanti beeshay inuu wax ka khayr badan ugu badalo, samirna kasiiyo.
Dawladdana waxaan ugu baaqaynaa inay baaritaan dhab ah ku samayso waxa sababay dabkaas aadka u wayn ee meelahaas kala fog halmar ka kacay malaayiinta doolarna gubay.
1.5K views05:18
Open / Comment
2022-04-01 21:27:29
Ramadaan Kariim.

كل عام وأنتم بألف خير
2.6K views18:27
Open / Comment
2022-04-01 17:35:28
Waxaa la yiri: waa askari galay dagaalkii 2aad ee Aduunka. Sawirka koobaad waa bilowgii dagaalka kan labaadna waa 1945tii dagaalka kadib. 4sano gudaheed ayaa isbadalkan baaxadda leh ku dhacay dagaalka awgii.

@Cajaaib
2.3K viewsedited  14:35
Open / Comment
2022-04-01 13:17:01
Sawir
@Cajaaib
1.4K views10:17
Open / Comment
2022-04-01 13:14:01
@Cajaaib
1.3K views10:14
Open / Comment
2022-04-01 13:10:03
Jimce mubaarak
1.3K views10:10
Open / Comment
2022-03-22 20:32:46
Muqdisho.

X Abdifitah Hassan Ali.

@Cajaaib
2.3K views17:32
Open / Comment