🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Maraykanku wuxuu afgaanistaan u tagay inuu ragaas baro Xuquuqd | Taariikh

Maraykanku wuxuu afgaanistaan u tagay inuu ragaas baro Xuquuqda Dumarka.
Halka maraykanka gudihiisa shantii dumar ahba ay midi la kulantay faraxumayn.
Sanadkii 2018kiina waxaa lasoo report gareeyay in in ka badan 700,000 oo qof ay la kulmeen khashkhasaad iyo kufsi toos ah gudaha maraykanka. Tiisa hasoo xaliyo horta inta uusan Dad Sidaa dumarkooda u ixtiraamaya marka uu marmarsiiyo kale waayo uu leeyahay xuquuqda dumarka ayaan kula dagaalamaynaa