🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Subxaanallaah, waa labo akhbaar oo isku maalin nasoo gaaray. G | Taariikh

Subxaanallaah, waa labo akhbaar oo isku maalin nasoo gaaray. Gabar qiimo leh oo soomaaliyeed oo ku nool Masar, ayaa si kama ah nafta u dhaafisay Nin isku dayay in uu sharafteeda ku xadgudbo. Warbaahinta caalamkaa hadal haysa. Iyadoo la leeyahay wax danbi ah ma leh, mar haday sharafteeda qof ku soo duulay ay iska celisay, xaq bay u leedahay. Haday sidaa ku dhiman lahayd-na shahiid bay ahaan lahayd.

Halka mid kale oo turkiga joogta ay sharafteedii, qiyamkeedii, magacii hablaha soomaaliyeed oo asturnaanta ku suntanaa, iyo magacii soomaali, ay jalaato darteed Dhulka ugu masaxday, oo ka tilaabsatay. Iyadoo malaayiin qof oo internet ka daawanaya ay isku hor Ruxday. Dadkiina ay leeyihiin tan ma soomaaliya ayay ka timid? Subxaanallaah.

Kala qiimo badan labadaas hablood.