🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Taariikh

Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh T
Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh
Channel address: @taariikh_somali
Categories: Uncategorized
Language: English
Subscribers: 863
Description from channel

Xogaha, Siraha Aadenaha, Falanqaynta Dhacdooyinka Taagan. Dib u raacidda Taariikhda. Iwm.
Soo dhawoow.
Nagala Soo xiriir📩: @Sooyaal_Admins_Bot

Ratings & Reviews

2.67

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 3

2022-05-07 17:49:35
Khariidadan waxaa si cad oga muuqda Xuduudka Dhulka soomaalida, iyadoo inta badan deegaanada kale ee afrika ay Bilaa xuduud yihiin.

Ma aqaan goorta la sameeyay, Cidda sameysay, iyo sababta loo sameeyay. Lkn anoo internetka iska dhex Heehaabaya ayay iga soo hor baxday. Waxaana jeclaystay inaan idinla wadaago.
973 views14:49
Open / Comment
2022-05-03 23:38:16
Soo dhawaada Kuna Soo dhawaada Machadka Han-maal

Han-maal Online Academy wuxuu Kuu Hayaa Coursooyin Aad Muhiim U Ah Oo Ku baxayaaan Luqada Afka soomaaliga Ah Courseska aan Hayno Waxay Kala Yihiin

1. Nursing

2. Accounting and Finance
Principle of accounting one (Financial accounting one)

3. Pharmacology

4. C++ programing language.

5. Vedio Editing Premier Pro 2021

6. QuickBooks desktop

7. English Basic To Advanced

Waxaa Kale oo jiri Doona Courses kale Oo Aan dib kasoo Shaacin Doono Waxaan qaadan Doonaa Tiro Xadidan Hada is Diiwaan-gali Si aad isku diiwaan Galisid Gal Groupkaan Hoose

https://t.me/isqor
15 views20:38
Open / Comment
2022-05-03 09:02:52
Sh muxammed idris.
307 views06:02
Open / Comment
2022-05-01 21:35:18
‏كل عام وأنتم بخير وصحة وسلامة وعافية، وتقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال
وأعاد الله علينا شهر رمضان وأمتنا في عز وتمكين ورفعة وعلو
507 views18:35
Open / Comment
2022-04-30 17:39:01
Waa qoys Buur daraf dhexaadkeeda Guryo ka dhistay oo halkaas ku nool.


Waa meel kamida dalkaas afgaanistaan, Waa dal u badan buuro dadkuna badanaa buurahaas ayay ku noolyihiin. Waana ta sababtay inay sadex quwadood oo awooda dunida midba mar ku kaliyaystay ay iyagoo cag-cad dalkooda kasoo dareeriyaan.

Ingiriis, soofiyeed, iyo maraykan.

Afur wanaagan.
@Cajaaib
149 views14:39
Open / Comment
2022-04-29 21:00:17 ✸ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 ✸

RAMADAN MUBARAK @Somali_Admins
ᴅɪɪɴɪ
✸: @Diinteenna_Macaan
✸: @Daarul_hidaya
✸: @Kalimakariim
✸: @Quruxdaislaamka
✸: @Daarulkheyr
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ʙᴜᴜɢᴀᴀɢ
✸: @Somalibooks
✸: @Somalilibrary
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴛᴀᴀʀɪɪᴋʜ
✸: @Taariikh_somali
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙᴛᴀ ᴀʀʟᴀᴅᴀ
✸: @Cajaaib
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇᴄʜ
✸: @Somalirecap
✸: @Liibaanpro
✸: @Somali_tech
✸: @Somsoft
✸: @ABDIRISAQEDITOR
✸: @Freepreset13
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
✸: @Som_Motivation
✸: @Al_xakiim
✸: @Albaanichannel252
✸: @AishaAhmed99
✸: @Xigmadoiyoxaqiiqo
✸: @Dareen2021
✸: @Dareen_side
✸: @daren_jaceyl
✸: @DhamBaal123
✸: @xaqiiqadanolosha
✸: @Maskaxmaal1
✸: @Xikmadosom
✸: @ZamzamSooyaal
✸: @Nololifeysa
✸: @KobciAqoontaada2
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ǫɪsᴏᴏʏɪɴ
✸: @OgaalkaNolosha
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴀғʟᴀᴀᴍ
✸: @Som_Flims
✸: @Musalsalo1
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ǫᴏsᴏʟ & ǫᴀʀᴀᴀxᴏ
✸: @Ilaqosal
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
✸: @Cilmiraadis
✸: @Dhiiragaliye
✸: @Hogaan_Dumar
✸: @Hagaha_Nolosha
✸: @xafso143
✸: @Jiilka_wacyiga1
✸: @Hogaan_bulsho
✸: @Waayahanolosha
✸: @bqgrsh
✸: @Noqoxiddig
✸: @Rajadenna
✸: @QalbiDhaye143
✸: @Hidaayatu_Rabi
✸: @Fajru_Somali
✸: @Ruuxda
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
ᴀǫᴏᴏɴ & ғᴀsᴀʟᴏ
✸: @Hasancaashaq
✸: @Faaidobadan
✸: @Farsamada
✸: @baroafkaga
✸: @TilmameCafimad
✸: @DunnidaSuugaanta
✸: @Somalonline
✸: @haqabtire1
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯




╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉

_❂_ Si aad Ramadan Oga Faa'idaysatid Ood U Baratid Course Cusub Iska Diwaan Geli @isqor _❂_
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
353 views18:00
Open / Comment
2022-04-29 19:18:54
Maanta oo kale 106 sano ka hor ciidankii cuthmaaniga ayaa guul aad u wayn ka gaaray Ingiriiskii kusoo duulay Ciraaq.
Dagaal iyo go'doon muddo Bilo ah socday kadib, oo u dhexeeyay Cuthmaaniyiinta iyo ingriiska kana dhacay deeganka koot camaara ee Hada ka tirsan Ciraaq, waxa uu alle guusha siiyay Ciidamadii Cuthmaaniga iyadoo ay isdhiibeen in ka badan 13kun oo askari Oo ingiriisi ah.
353 views16:18
Open / Comment
2022-04-29 09:12:40
إنا لله وإنا إليه راجعون.

Bal maxaa loo dilay.

Ilaahay swt bulshada soomaaliyeed haka qabto kuwa doonaya in qof kasta oo madaxa soo qaadaba inay ka takhalusaan si marka bulshadu ay cid kasta oo garaad leh looga mariyo ay baylah noqoto wixii la rabo looga samaysto.

Bal masaakiin baahan ayuu caawinayay 10kii danbe oo ramadaanna waa lagu jirayee qofka dilay muxuu u dilay.

AHUN.
522 views06:12
Open / Comment
2022-04-28 19:04:23 Dhanka kale daalibaan ayaa bil gudaheed mabnuucday barnaamijyada Bubg iyo tiktok iyo waliba xashiishka iyo aafyoonta oo dalkaas Wax iska caadi ah ka noqday mudadii uu maraykanku maamulayay, sidoo kale waxay mamnuuceen musalsalada iyo aflaamta ajnabiga ah si loo ilaaliyo jiilka Cusub akhlaaqdooda iyo waliba qiyamka islaamka.

Maasha Allah
127 viewsedited  16:04
Open / Comment
2022-04-28 18:57:27
Shiinaha ayaa safaaraddii afgaanistaan ee dalkaas ku wareejisay Daalibaan, tilaabadan ayaa imaanaysa maalmo kadib markii ay Ruushku Daalibaan ku wareejiyeen safaaradii afganistaan ee dalka ruushka ku tiilay.

Dawlaha caalamka ayaa bilaabay ukala dhuumashada Daalibaan si waxooga ay uga helaan maalgashi dalkaas.
139 viewsedited  15:57
Open / Comment