🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Taariikh

Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh T
Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh
Channel address: @taariikh_somali
Categories: Uncategorized
Language: English
Subscribers: 863
Description from channel

Xogaha, Siraha Aadenaha, Falanqaynta Dhacdooyinka Taagan. Dib u raacidda Taariikhda. Iwm.
Soo dhawoow.
Nagala Soo xiriir📩: @Sooyaal_Admins_Bot

Ratings & Reviews

2.67

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 4

2022-04-27 19:15:20
Maanta oo kale 26 Ramadaan Sanadii 927 Hijri Suldaanka Cusmaaniyiinta Suldaan Suleymaan Al-Qaanuuni ayaa ku guuleystay Gacan ku dhigida bELGRADE si ay xarun ugu noqoto ciidanka Cusmaaniyiinta ayna ugu sahlanaato furashada wadamada kale ee rer yurub.
.
.
.
Booqo


Telegram https://t.me/Dhiiragaliye/5428

#Bin_Farah
156 views16:15
Open / Comment
2022-04-27 19:13:14
Caawa Taariikhda Hijriyadu waxay ku beegan tahay 27 ka Ramadaan, waana habeenka loogu rajada badan yahay inay noqoto #Laylatul_Qadri oo ah habeen ka khayr badan kun bilood. Haddaba walaalayaal aynu ka faa’iideysano oo aynu dadaalno oo ehelka iyo caruurta aan hurdada ka toosino si ay u cibaadaystaan.

Ducada ugu fadliga badan yahay ee lagu ducaysto ama uu ku ducaysan jiraya Rasuulka ﷺ ayaa waxay tahay:-
(اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا).
--------------------
@Daarul_Hidaya
166 views16:13
Open / Comment
2022-04-27 19:10:37
Caruurta reer afgaan, oo ku dul ciyaaraya taaangiyadii ay cadawgooda ka carareen.

Inta caruurtoodu saas tahay mustaqbalka dalkooda ee Sanadaha soo socda lagama walwal qabo. Balse waxa uu war yaalla marka ay diintooda iyo dhaqankooda ka huleelaan oo reer galbeed daba galaan. Sida dalal badan oo islaam ah haysatta. Filiba mayee in arintaas dalkaas ka dhacdo e.

@Taariikh_somali
182 views16:10
Open / Comment
2022-04-26 21:06:27
Faransiisna waa lamid isna waxa uu maamulayay oo hoos tagayay badi dalalka galbeedka afrika iyo woqooyi galbeed afrika. Iyo dalal kale oo ku yiilay eeshiya.

Marka hala yaabin hadii lagu yiraahdo waxbay kala qaybsadeen iyo dalal bay dumiyeen oo u tashteen.
263 views18:06
Open / Comment
2022-04-26 20:59:36
Marka aan ka hadlayo ingiriis-kii jiray qarnigii hore siiba xiligii uu sayidku la dagaallamayay.
Kama hadlayo jasiiradda yar ee ku agtaalla yurub, ee waxaan ka hadlayaa boqortooyo gaamurtay oo badi caalamku xiligaa iyada hoos imaanayay.

Waxaan ka hadlayaa: dal ay ku hoos jiraan : hindiya, masar, Pakistaan, kanada, Bangladesh, woqooyiga soomaaliya, kenya, ciraaq, suudan, nigeria, tanzaniya, usturaaliya, malaysia, yaman, cumaan, imaaraadka, burma, iyo dalal kale oo tiro badan.

Imbaraadooriyaddaas wayn waxaa cajiib ah in sayidka oo dhul yar xukumayay uu dagaalo badan uga guulaystay. Runtii sayidku wuxuu ahaa Geesi garab waayay.
275 views17:59
Open / Comment
2022-04-26 20:53:53 Macluumaadkan yar qabso

Markii dalalkii xulafada dagaalkii 1aad ee aduunka ay soo weerareen magaalada istanbuul, oo ahayd caasimaddi islaamka iyo meesha rajada u ahayd dhamaan muslimiinta. In ciidamadii magaaladaas difaacayay Ay ku jireen sadex boqol oo kun oo askari oo carab ahaa una badnaa dalalka ciraaq, shaam, xijaaz. Iwm. In badan oo kamidana ay ku shahiideen dagaalkaas.

Macluumaadkan waxaan kuu siinayaa si aadan u khakhalin oo kooxda yar ee khiyaanoolayaasha aan ku sheegnay ee ahayd carabtii la safnayd ingiriiska darteed, aadan ugu xukmin in dhamaan carabtu wada ahaayeen khiyaanoolayaal kasoo horjeeday khilaafada.

Bal taa lidigeen 50 jibaar ka badan dadyowgii carabta ee la jiray khilaafada ayaa ka badnaa kuwi ingiriiska la socday.


9
248 viewsedited  17:53
Open / Comment
2022-04-26 20:47:45 Kadib markii ay burburtay boqortooyadii qaysariga ruushka ayaa waxaa xukunka la wareegay shuuciyiintii uu horkayay liinin. Waana qofka fashilay heshiiskaas dalalka islaamka lagu qaybsanayay. Isagoo sheegay in boqortooyadii ay afganbiyeen, ingiriis iyo faransiis ay gareen heshiis dhagar ah oo ay ku kala qaybsanayeen dalalka islaamka. Ayna gar wadeen ka ahaayeen laba safiir oo lakala oran jiray saygis iyo biiko.


8
243 viewsedited  17:47
Open / Comment
2022-04-26 19:44:05 Ninkaa waxay kula heshiiyeen in laga dhigo boqorka dhamaan deegaannada carabta balse markii ay dantoodii ka gaareen balankii way uga baxeen waxayna u masaafuriyeen jasiiradda qubrus.

Deegaannadii carabta waxaa inta mastarad soo qaatay kala qaybiyay laba nin oo la kala oran jiray saygis iyo biiko oo kala ahaa faransiis iyo ingiriis. Waana kuwa xariiqay xuduudaha maanta ee dalalkaas dhex yaalla.


7
260 viewsedited  16:44
Open / Comment
2022-04-26 19:40:41 Nin jaajuus ingiriis ah ayaa keenay fikrad ah si khilaafada looga takhalluso in gudaheeda laga sameeyo qawmiyado, qawmiyad carbeed. Mid turki ah. Mid kurdi ah. Iwm.

Dhab ahaantiina reer galbeedku fikraddaas ayay ku dhaqaaqeen. Iyagoo taageeray koox khiyaanoolayaal ah oo carbeed uuna horkacayo nin la oran jiray shariif xuseen.


6
260 viewsedited  16:40
Open / Comment
2022-04-26 19:38:11 Dawladii Cuthmaaniyiintu waxay ahayd dawlad wakhti dheer soo jirtay, in ka badan 600 oo sano.

Sida taariikh yahannadu isku raaceen waa dawladdi dhagartii ugu badneed abid taariikhda basharka loo maleego.

Iyadoo sidaa tahayna wax waa laga qaadi waayay muddadaas dheer ee ay jirtay.


5
258 viewsedited  16:38
Open / Comment