🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Taariikh

Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh T
Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh
Channel address: @taariikh_somali
Categories: Uncategorized
Language: English
Subscribers: 863
Description from channel

Xogaha, Siraha Aadenaha, Falanqaynta Dhacdooyinka Taagan. Dib u raacidda Taariikhda. Iwm.
Soo dhawoow.
Nagala Soo xiriir📩: @Sooyaal_Admins_Bot

Ratings & Reviews

2.67

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 5

2022-04-26 19:35:16 Sayid maxammed markii uu maka joogay cidii halkaa ka talinaysay waxay ahayd dawladdii cuthmaaniyiinta waxaa aad u suuragal ah in xiriir qoto dheer kala dhexeeyay. Markii khalaafadii ay daciiftayna waxaa daciifay badanaa ururadii wax iska caabinta ee muslimiinta daafaha dunida ayna ku jireen daraawiish.

Waxaan qabaa fikrad ah in xiriir wayni ka dhexeeyay cuthmaaniyiintii iyo sayid maxammed cabdulle.

Sidii horeyba ay cuthmaaniyiintu u garab siiyeen axmed guray una soo dhiibeen madaafiic uu isaga caabiyo burtuqiiskii iyo xabashidii. Taasoo ka dhigtay cidii ugu horaysay afrika ee madfac dagaal u isticmaasha.


4
267 viewsedited  16:35
Open / Comment
2022-04-26 19:31:20 Jabku waa sunno kawni ah maalin adiga ayay ku haysanaysaa maalinna cadawgaa.
Dagaalkii 1aad cidii ku jabtay waxaa ka mid ahayd khilaafadii muslimiinta.

Gaaladiina waxay nagu noqdeen folay ku lagday oo markii ay dhulka na dhigeen ayay sidii fulay kaa adkaaday na jiijiiteen


3
288 viewsedited  16:31
Open / Comment
2022-04-26 19:28:50 Kadib dhiciddi khilaafadii mideynaysay muslimiinta ee cuthmaaniyiinta sanadkii 1924tii. Caalamkii muslimiinta wuxuu noqday baylah waxaana soo wajahay tafaraaruq wayn. Taasoo sababtay in kooxba meel goonni ah lagu qasho.


2
294 viewsedited  16:28
Open / Comment
2022-04-26 19:26:37 Ma ogtahay sida soomaaliya loogu kala qaybiyay 5 waaxood in dalalka carabtana loogu qaybiyay in ka badan 20neeyo waaxood?


1
296 viewsedited  16:26
Open / Comment
2022-04-24 13:53:11
Waxaan saarnaa mid kamida gawaaridii gaashaanayd, ee gashay magaalada jiniin. Waan rumaysan kari waayay in in ka badan Kun dhalinyaro ah ay dhagxaan iyo dhalooyin gubanaya nagu rushaynayaan, iyaga oo qaylinaya na caayayana.

Midbaa inta albaabka gaarigeenna usoo dhawaaday yiri " fur fur. Isagoo gacanta ku wata dhagax.

Waa layaab waa jiil wax baqdin ah aysan ku jirin iyagoo xataa lala dhacayo Rasaas nool
.

Sidaa waxaa yiri: oor hiliir, wariye ciidan oo ka tirsan ciidanka sahnuuniyadda israa'iil.
92 viewsedited  10:53
Open / Comment
2022-04-23 20:31:01
Jarmalka ayaa boqolaal qaxooti afgaanistaaniyiin ah (oo dalkaas ku nool) ka saaraya guryahay dagnaayeen. Sababtuna waa si booskooda loo gasho qaxootiga reer yukrayn.

Fariin ayaa soo gaartay loogu sheegayo in muddo 24saac gudahood ah ay ku banneeyaan dhamaan guryahooda. Ilaa haddana in ka badan 10qoys ayaaba mar hore wadooyinka lagu soo tuuray, oo guryahoodii laga soo saaray.


#Xuquuqda_aadanaha_ee_reer_yurub
345 viewsedited  17:31
Open / Comment
2022-04-23 20:02:01

344 views17:02
Open / Comment
2022-04-23 07:13:42
Falastiin.
510 viewsedited  04:13
Open / Comment
2022-04-22 21:00:17 Ҩ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 Ҩ

RAMADAN @Somali_Admins
ᴅɪɪɴɪ
Ҩ: @Diinteenna_Macaan
Ҩ: @Daarul_hidaya
Ҩ: @Kalimakariim
Ҩ: @Quruxdaislaamka
Ҩ: @Daarulkheyr
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ʙᴜᴜɢᴀᴀɢ
Ҩ: @Somalibooks
Ҩ: @Somalilibrary
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴛᴀᴀʀɪɪᴋʜ
Ҩ: @Taariikh_somali
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙᴛᴀ ᴀʀʟᴀᴅᴀ
Ҩ: @Cajaaib
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇᴄʜ
Ҩ: @Somalirecap
Ҩ: @Liibaanpro
Ҩ: @Somali_tech
Ҩ: @Somsoft
Ҩ: @ABDIRISAQEDITOR
Ҩ: @Freepreset13
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
Ҩ: @Som_Motivation
Ҩ: @Al_xakiim
Ҩ: @Albaanichannel252
Ҩ: @AishaAhmed99
Ҩ: @Bulshadeenna
Ҩ: @Xigmadoiyoxaqiiqo
Ҩ: @Dareen2021
Ҩ: @Dareen_side
Ҩ: @daren_jaceyl
Ҩ: @DhamBaal123
Ҩ: @xaqiiqadanolosha
Ҩ: @Maskaxmaal1
Ҩ: @Xikmadosom
Ҩ: @ZamzamSooyaal
Ҩ: @Nololifeysa
Ҩ: @KobciAqoontaada2
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ǫɪsᴏᴏʏɪɴ
Ҩ: @OgaalkaNolosha
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴀғʟᴀᴀᴍ
Ҩ: @Som_Flims
Ҩ: @Musalsalo1
Ҩ: @Alfaghistudio
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ǫᴏsᴏʟ & ǫᴀʀᴀᴀxᴏ
Ҩ: @Ilaqosal
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
Ҩ: @Cilmiraadis
Ҩ: @Dhiiragaliye
Ҩ: @Hogaan_Dumar
Ҩ: @Hagaha_Nolosha
Ҩ: @xafso143
Ҩ: @Jiilka_wacyiga1
Ҩ: @Hogaan_bulsho
Ҩ: @Waayahanolosha
Ҩ: @bqgrsh
Ҩ: @Noqoxiddig
Ҩ: @Rajadenna
Ҩ: @QalbiDhaye143
Ҩ: @Hidaayatu_Rabi
Ҩ: @Fajru_Somali
Ҩ: @Ruuxda
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴀǫᴏᴏɴ & ғᴀsᴀʟᴏ
Ҩ: @Hasancaashaq
Ҩ: @Faaidobadan
Ҩ: @Farsamada
Ҩ: @baroafkaga
Ҩ: @TilmameCafimad
Ҩ: @DunnidaSuugaanta
Ҩ: @Somalonline
Ҩ: @haqabtire1
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───




─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉

_❂_ Si aad Ramadan Oga Faa'idaysatid Ood U Baratid Course Cusub Iska Diwaan Geli @isqor _❂_
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
17 views18:00
Open / Comment
2022-04-22 20:58:47
Kadib markii uu Ruushku gabi ahaanba gacanta ku dhigay magaalada istaraatijiga u ah ee maariyabol, yukrayn, marka laga reebo warshad dhulka hoostiisa ah oo ciidamo yukrayniyiin ah ku go'doonsanyihiin.
Ciidamada ruushka ayaa ku dabaal-degaya gudaha magaalada.

Muuqaalka waxaa ka muuqda kaare badhtanka magaalada lagu jiidayo.

Waxaa iigu daran sida uu magaalada u burburinayo, waa iska sidaan marka aad qabsatid dal aadan lahayn, cadaawadna kaala dhaxayso.waxba u aaba yeeli maysid.
20 viewsedited  17:58
Open / Comment