🔥 Burn Fat Fast. Discover How! 💪

Taariikh

Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh T
Logo of telegram channel taariikh_somali — Taariikh
Channel address: @taariikh_somali
Categories: Uncategorized
Language: English
Subscribers: 863
Description from channel

Xogaha, Siraha Aadenaha, Falanqaynta Dhacdooyinka Taagan. Dib u raacidda Taariikhda. Iwm.
Soo dhawoow.
Nagala Soo xiriir📩: @Sooyaal_Admins_Bot

Ratings & Reviews

2.67

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

1

1 stars

0


The latest Messages 6

2022-04-21 17:11:26
Alxaqiiqa.
460 views14:11
Open / Comment
2022-04-21 17:03:09
Dawladda Afgaanistaan ayaa dalkeeda ka mabnuucday barnaamijyada Tiktok iyo bubg "si loo ilaaliyo akhlaaqda iyo qiyamka Bulshada loogana ilaaliyo in bulshadu hallowdo" sida ay ku sheegeen bayaan ay soo saareen.
410 views14:03
Open / Comment
2022-04-18 19:38:37 ​Sheekh axmed oo kamid ah Culimada ugu saraysa Dunida Muslimka ayaa ka hadlay sababta loo riday Raiisu wasaarihii Pakistan Imran khan,wuxuuna yiri sidan .

“ Mashkilada ugu weyn ee Dunida Islaamka haysata casrigan,waxa weeye markuu usoo baxo Hogaamiye Halyey ah,waxaa loo soo adeegsadaa oo shirqoolaya kuwo isaga la dhashay, oo la dhiig oo la Diin ah,mana Jirto arin ka Xanuun badan oo maanta islaamka haysata .

Anigu Raiisul wasaare Imran Khan 2 mar ayaan la kulmay,wuxuu ahaa nin ka Duwan Madaxda islaamka ee Waqtigan,wuxuu ahaa Geesi iimaan leh oo Diinta sifiican ugu dhaqma ,oo ku adag wuxuu u arko inay dan iyo karaamo ugu jirto Dadkiisa iyo Dalkiisa .

Bilo kahor ayaan daawaday isagoo leh,Pakistan Dhibaato ugama horayn markay Xulafo la noqotay Maraykanka,Sababtoo ah buu yiri iyagaaba abuura argagixisada la sheego ,wuxuu kaloo intaas ku daray ,Markii aan Xilka qabtay Pakistan waxay si tartiib ah uga baxday Xulafadii Maraykanka, markaas ayayba Pkaistan Nabad noqotay ayuu yiri Cajiib .

Maraykanka iyo qaar kamid ah Reer Yurub oo Imran Khan u Malaynaya Raiisul wasaarayaashii hore ee ay ku shaqaysan jireen ayaa usoo jeediyey inuu garabkooda noqdo oo uu Cunaqabatayn saaro Ruushka ,Lknse wuu ka diiday dallabkoodii .

Weliba intuu Warbaahinta hor yimid ayuu yiri ma waxay noo maleeyeen Adoomo ay iyagu leeyihiin,Markay Hindiya maalin kasta xasuuqayso Muslimiinta Kishmiir ,maxay hindiya arintaas ugu Cunaqabatayn waayeen ,intaa wixii ka dambeeyey waxaa la Bilaabay Shirqoolkii lagu ridi lahaa, kuwaasi keliya waa waxyaabaha Muuqda ee loola dagaalamay Walaal Imran Khan .

Maantoo oo kale ayaa Muslimiintu tebayaan gaar ahaan Reeer falasdiin markay weeraro gardaro ah kusoo qaado israel ,Cod dheer ayuu maantoo kale falasdiin ugu hiilin jirey ,waxaan Hubaa maalin aan fogayn inuu soo laaban doono isagoo ka xoogan sidiisii hore.

waxaana tusaale kuugu filan malaayiinta mudaharaadyo ay ku taageerayaan imran isugu soo baxday markii xilka shirqool looga qaaday.

Mashkilada ugu weyn ee Dunida Islaamka haysata casrigan,waxa weeye markuu usoo baxo Hogaamiye Halyey ah,waxaa loo soo adeegsadaa oo shirqoolaya kuwo isaga la dhashay, oo la dhiig oo la Diin ah,mana Jirto arin ka Xanuun badan oo maanta islaamka haysata "

W/Q : cabdirisaaq Jubba.
54 views16:38
Open / Comment
2022-04-18 18:53:06 Soddohdii ugu nasiibka badnayd!

Hinda binti Cawf waxay dhashay 6 gabdhood, oo ay saddex oday u kala dhashay.

1. Zaynab binti Khuzeyma: waxaa guursaday nebigeenna ﷺ, ka dib markii uu ka dhintay saxaabigii nebiga ina adeerkiis ahaa ee dagaalkii Beder ku shahiiday Cubeyda ibnul Xaarith ibnu Cabdulmuddalib.

2. Maymuun bintul Xaarith, ayadana nebiga ayaa guursaday, ka dib markay Zaynab ka dhimatay.

3. Lubaaba Alkubraa (Ummul Fadli): waxaa guursaday nebiga adeerkiis Cabbaas, waa buunigii ummaddaan Cabdullaahi ibnu Cabbaas hooyadiis.

4. Salmaa binti Cumays: waxaa ayadana guursaday nebiga adeerkiis Xamse, waxayna u dhashay gabadhii Umaama la dhihi jiray.

5. Asmaa binti Cumays: waxaa guursaday nebiga ina adeerkiis Jacfar ibnu abii Daalib. Markii Xamse dhintay, ee saddexda saxaabi isku qabsadeen gabadha yar ee Xamse dhalay (Umaama) aniga ayaa daryeelaya iyo anigaa daryeelaya, waa tii Jacfar nebigu u xukmiyay, kuna cilleeyay in uu habaryarteed qabo, habaryartuna booska hooyo gali karto= الخالة بمنزلة الأم . Asmaa binti Cumeys markii uu Jacfar ka dhintay waxaa guursaday Abuubakar rc, asna markii uu ka dhintay waxaa guursaday Cali ibnu abii Daalib rc.

6. Lubaaba Assuqraa: ayada nin qiima leh ma guursan oo gaal weyn oo Waliid ibnu Mugiira la yiraah baa qabay, balse, waxay dhashay nin u dhigma kun nin, waa Khaalid ibnu Waliid.

Soddohdaasi waxay la xididday Nebiga ﷺ, oo labo gabdhood kula xididday, Abuubakar, Cali, Xamse, Jacfar, Cabbaas, Cubeyda. Waxayna ayeeyo u tahay caalimkii ummadda Cabdullaahi ibnu Cabbaas iyo geesigii ummadda Khaalid ibnu Waliid!

Qore: Daud Ali.
134 views15:53
Open / Comment
2022-04-18 17:26:59
Ciyaar ma daawanayaan ee waxay meesha u yimaadeen Inay daawadaan Tartan Qur'aanka kariimka ah oo sanad walba Garoonkaas lagu qabto.

Waa dalka tanzaaniya.
219 views14:26
Open / Comment
2022-04-16 16:45:28
Dad qadiyad leh oo dhulkooda iyagoo faramaran ka difaacanaya Yuhuud Hub heshay oo dawladaha aduunka ugu waawayni dhabar taaganyihiin.

Ma jiro xaqiiqdii shacab dunidan kunool oo ka geesisan kana adkaysi badan shacabka carbeed ee reer falastiin.

Masjidka barakaysan ee al aqsaana cida uu amaanada ku yahay waa iyaga, iyagoo fara maran ayayna ka difaacdeen ciidankii Yuhuuda una diideen inuu si xor ah isaga dhex maro. Allaha garab galo.
398 viewsedited  13:45
Open / Comment
2022-04-16 16:32:42
Ciidanka Tiktok
394 viewsedited  13:32
Open / Comment
2022-04-15 21:04:15 ⎘ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 ⎗

RAMADAN MUBARAK BAHDA @Somali_Admins
ᴅɪɪɴɪ
✠: @Diinteenna_Macaan
✠: @Daarul_hidaya
✠: @Kalimakariim
✠: @Quruxdaislaamka
✠: @Daarulkheyr
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ʙᴜᴜɢᴀᴀɢ
✠: @Somalibooks
✠: @Somalilibrary
✠: @Educationlibrary
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴛᴀᴀʀɪɪᴋʜ
✠: @Taariikh_somali
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙᴛᴀ ᴀʀʟᴀᴅᴀ
✠: @Cajaaib
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇᴄʜ
✠: @Somalirecap
✠: @Liibaanpro
✠: @Somali_tech
✠: @Somsoft
✠: @ABDIRISAQEDITOR
✠: @Freepreset13
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
✠: @Som_Motivation
✠: @Al_xakiim
✠: @Albaanichannel252
✠: @AishaAhmed99
✠: @Bulshadeenna
✠: @Xigmadoiyoxaqiiqo
✠: @Dareen2021
✠: @Dareen_side
✠: @daren_jaceyl
✠: @xaqiiqadanolosha
✠: @Maskaxmaal1
✠: @Xikmadosom
✠: @ZamzamSooyaal
✠: @Nololifeysa
✠: @KobciAqoontaada2
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ǫɪsᴏᴏʏɪɴ
✠: @OgaalkaNolosha
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴀғʟᴀᴀᴍ
✠: @Som_Flims
✠: @Musalsalo1
✠: @Alfaghistudio
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ǫᴏsᴏʟ & ǫᴀʀᴀᴀxᴏ
✠: @Ilaqosal
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
✠: @Cilmiraadis
✠: @Dhiiragaliye
✠: @Hogaan_Dumar
✠: @Hagaha_Nolosha
✠: @xafso143
✠: @Jiilka_wacyiga1
✠: @Hogaan_bulsho
✠: @Waayahanolosha
✠: @bqgrsh
✠: @Noqoxiddig
✠: @Rajadenna
✠: @QalbiDhaye143
✠: @Hidaayatu_Rabi
✠: @Fajru_Somali
✠: @Ruuxda
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
ᴀǫᴏᴏɴ & ғᴀsᴀʟᴏ
✠: @Hasancaashaq
✠: @Faaidobadan
✠: @Farsamada
✠: @baroafkaga
✠: @TilmameCafimad
✠: @DunnidaSuugaanta
✠: @Somalonline
✠: @haqabtire1
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───




─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉

_❂_ Si aad Ramadan Oga Faa'idaysatid Ood U Baratid Course Cusub Iska Diwaan Geli @isqor _❂_
─── ❖ ── ✦ ── ❖ ───
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
158 views18:04
Open / Comment
2022-04-11 22:42:05
Dagaal wiilbaa ku dhintee, wiil kuma dhasho.

Magaalada Maariyabol ee Dalka Yukrayn, oo bilo kahor camirnayd dagaallo adag oo aan waxba la iskula reeban oo asbuucyadii u danbeeyay ka dhacayay waxay u ekaatay dhuxu bas beeshay.

Kaarayaal ayaa god kasta iyo luuq kasta taagan. Magaaladii oo dhanna ciidan baa ku dhex jira. Iyadoo labada ciidan ay isku dhex baacsanayaan wadooyinka xaafadaha. Ruushka ayaa asbuucyo isku dayaya inuu qabsado, halka Yukraynna ay ku hilbo dirirayaan.

Reer yurub ma dagaalladii ay isku dabar jari jiray bay u xiiseen tolow!!!!
571 views19:42
Open / Comment
2022-04-10 22:14:24
Bakistaan. Shacabkii oo hurdada ka kacay.

Waa dal ay ku noolyihiin 220 milyan oo qof. Dal yar maaha oo si fudud lagu maamulan karo.
743 views19:14
Open / Comment